Amiir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Waxaruhu marka ay ka go'aan naaska hooyadood oo ay gooni u daaqaan; aaran. 2. ld ammiir.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga amiir ↴
xamiir | amiirnimo | ammiir | ammiirnimo | damiir | khamiir | khamiir | khamiiri | khamiirid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg