Aqal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Dhis dadku dhexdiisa dego oo ku noolaado; guri; hooy; min.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aqal ↴
u | kaad | oodeyso | qaar | raanbi | raardhisme | saanqaaf | udub | udubcad | udubdhexaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg