arji
(m.l)

(araaji /-iyo, m.dh) Qoraal loo diro dawlad, shirkad, hay'ad iwm oo wax lagu weyddiisanayo ama lagaga cabanayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arji

araaji [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg arji.

arjibilaago [m.dh] (-ooyin, m.l)
(juqr.) Koox jasiirado ah.

arjiqore [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Qof araaji qora.

barjimasho [m.f.dh]
eeg barjimo.

barjimo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -oofay)
Ari subax xero ku daahid.

card-alxaal [m.l] (-llo, m.dh)
Baryo, tuugmo; arji, codsi, talo.

habarjinni [m.dh]
Naag jinni ah oo la aaminsanyahay in ay ku nooshahay meelaha biyuhu ku jiraan.

karjinooma [m.l]
(daaw.) Kansar walba oo ka dhasha sooha ebiteliyamka oo saameeya maqaarka iyo uurkujirtada.

madan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
1. Wax dhagax lagu arjimay ahaansho. 2. Wax dhawaaqiisa la jiiday ahaansho (xaraf). ld medan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg