arwaax
(m.l)Farax.
arwaax
(Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural)Ruux.
arwaax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)Farax dareemid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arwaax ↴
arwaaxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid ka farxin.
arwaaxid [m.f.dh]
eeg arwaax³.
arwaaxin [m.f.dh]
eeg arwaaxi.
arwaaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax arwaaxay ahaansho (qof).
arwaaxsanaan [m.f.dh]
eeg arwaaxsan. ld arwaaxsanaansho.
arwaaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld arwaxsanaan.
garwaax [m.l]
Jeex harag ah, megdeysan, dacallada farqo ku leh la garwaaxeedsado oo dhallinyaradu ku shirtagaa.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg