Asaasi
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:A. ah: wax cusub oo bilow ah; wax saldhig ah. ld aasaasi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga asaasi ↴
raasammaal | aasaas | aasaasi | aasaasid | aragtiinka asaasiga ah ee aljebra | aragtiinka asaasiga ee kalkulaska abynan | asaasid | barjaho | basaasid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg