Asaay

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dhar midab cad ama madow leh oo afadu qaadato marka ninkeedu dhinto; weer. ld asay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga asaay

asaaye | asaayo | asaaysaar | asaaysaar | asaaysaarid | asay | basaay | wasaayad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg