Baansiin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Saliidda shidaalka ee cayriin marka la sifeeyo qeybaha ka soo baxa middood oo aan midab lahayn dabkana qabsan og oo loo isticmaalo shidaal ahaan; batrool. ld baansiino, baasiin, baasiino, bansiin, bensiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baansiin

baansiino | baasiin | bansiin | batrool | bensiin | bensiin | holce |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg