Baaqimo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Neef caana yar; gabno; badho. ld baaqin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baaqimo ↴
baaqin | badho | finnaaq | finnaaqso | magaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg