Baare
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal m.l/dh)Qof baara arrin la xiriirta aqoon ama sir dad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baare ↴
abaaree | abaareysad | abbaare | baar | cambaaree | dhir-abaareed | geed-abaareed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg