Baaro
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)1. Xoolo naftu ka baxayso rafasho. 2. Ku b.: wax burburin ama baabbi'in. Tus. “Beertii dibi qooqan baa ku baartay”.
Baaro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Wasakh midab cad leh oo ka dhalata marka aan la nadiifin xubnaha taraanka dadka aan la gudin.
Baaro
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)Wax qarsoon, raadin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baaro ↴
waaran | xambaaro | xambaaro | abaaroobid | abaarow | baarasho | bukaansocod-eegto |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg