Baaruud
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Budo maaddo qaraxda ah, fuuqa xabbadda ku jira oo gumuca ridda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baaruud ↴
fuuq | kabriid | qashir | rash | sulub | tarraq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg