Bac
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-cyo, m.l)1. Maaddo balaastiig ka samaysan, khafiif ah oo wax lagu deto, dambiilo wax lagu ritana laga sameysto. 2. Dharbaaxo; jaawin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bac ↴
daabac | daabac | daabacaad | daabacan | daabacnaan | daabacnaansho | raabac | raabac | raabacad | raabacid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg