Balaf
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:War aan la hubin oo cidda sheegtay aan la aqoon.
Balaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Neef xoolo ah oo biyo diido; biyodiid.
Balaf
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-lfay, -laftay)ld balfi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga balaf ↴
balafbalafsii | balafbalafsiin | balfi | jadhaabalaf | jidhaabalaf | kabalafuq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg