Balaq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

1. Cad yar oo hilib ah oo aan waxtar lahayn. 2. Cad hilib ah oo meel ka lusha. 3. Afka b. ha igu siin: ha ila hadlin.

Balaq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Balaq noqosho (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga balaq

caal | balaqid | balaqoobid | balaqow | balaqsad | balaqsan | balaqsanaan | balaqsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg