Balli

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(balli /-iyo, m.dh) Biyo fariisin dabiici ah, yara godan oo roobku biyeeyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga balli

adaarbiciid | ballaq | ballaqid | balliqid | ceegaag | culaacul | dhasheeg | galsho | haro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg