Banii-aadan

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Dadka Eebehay dunida guudkeeda ku abuuray oo dhan. ld banii-aadmi, benii-aadan, benii-aadmi, binii-aadan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga banii-aadan

banii-aadannimo | banii-aadmi | benii-aadan | benii-aadannimo | benii-aadmi | binii-aadan | binii-aadannimo | binii-aadmi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg