Baqti
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)1. Nafley iyadoon la birayn nafbaxday. 2. Nafley nafbaxday oo quruntay. ld bakhti¹.
Baqti
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday, -iyi)Nafley, iyadoon la gawracin nafbixid. ld bakhti².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baqti ↴
bakhti | bakhti | bakhti-afuuf | bakhti-afuuf | bakhti-afuufid | bakhtifuul | bakhtiggowrac | bakhtiggowrac | bakhtiggowracid | bakhtii |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg