barafuun
(m.l) (-nno, m.dh)

Hoore alkolo ku jirto; carfoon, ubax iwm ka samaysan oo la isku udgiyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barafuun

barafuumaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax barafuun marsan yahay ahaansho.

barafuumee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Wax barafuun marin.

cadar [m.l]
1. Wakhti daruuro badan oo aan da'ayn ay isku gudbaan fallaaraha iyo kulaylka qorraxda. 2. Xilli qabow oo aan roob da'ayn. 3. ld catar. Barafuun; catar.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg