Barii
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)Habeen meel ku nabad gelin (nafley). ld bariisii.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barii ↴
waabariisasho | waabariisii | waabariisiin | waabariiso | daacuun | nabdaaddi | nabdaado | qaabuuli | raari | saarsaaran |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg