bariisii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

ld barii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bariisii

waabariisii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
U w.: inta waagu ka dillaacayo cid ama wax u kaadin. ld waabberiisii. waabberiisii

waabariisiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waabariisii. ld waabberiisiin. waabberiisiin, waabariisii

barii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Habeen meel ku nabad gelin (nafley). ld bariisii.

bariin [m.f.dh]
eeg barii. ld bariisiin.

bariisiin [m.f.dh]
ld bariin.

hoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ooyay, -oysay)
1. Xoolo, dad iwm habeen meel bariisiin. 2. Xoolo, dad iwm hoy gelin. 3. Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan siin. ld hoy², hoyi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg