Barood

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld baroodid. Baabbacada uu geela sameeyo marka uu barwaaqeysanyahay. 2. B. ah: neef sii dhimanaya jirro awgeed.

Barood

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Geel barwaaqeysan baabbaco sameyn. 2. Neef wax naftu markaa ka baxayso noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barood

baroodid | boqon | caanomaallo-isle'eg | dhafoorshiid | dhexroor | fogaan | fogaan-xagleedka u dhexaysa laba barood | foolt |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg