Boqon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Xarig laga sameeyo seedda boqonta oo lagu xiro qaansada.

Boqon

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-qno, m.l)

Seedda, ciribta iyo muruqa kubka isu haysa.

Boqon

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-qno, m.l)

(c.nafl.) Xarriiq toosan oo isku xirta laba barood oo ku dul yaalla xood. Tusaale ahaan, xarriijinta isku xirta laba barood oo ku yaalla meeriska goobada waa b..

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boqon

boqnagoo | boqnagoyn | boqondhaw | boqondhaw | boqondhebid | boqongoo | boqongooyo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg