Baxnaani
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Wax sida ay ku dambeynayaan ka dhursugid. 2. Ilaalin (qof bukan, xoolo, xaalad iwm).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baxnaani ↴
baxnaanin | baxnaanis | baxnaano | mindirraaci | sharrib |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg