bayaxaw
(m.dh)

1. Xiddigta u dhexeysa garbo iyo gudban. 2. Meel bannaan oo aan dhir lahayn. 3. Qof ama xoolo falxad ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bayaxaw

garbo [m.l]
Xiddigaha dallaallida u horreeya oo u dhexeeya dirirka iyo bayaxawd.

gudban [m.dh]
1. Xiddig u dhexeysa bayaxawda iyo libcasta. 2. Naag madax adag.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg