bayli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Biyo aad u karkarin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bayli ↴
baylahayn [m.dh]
ld baylihin.
baylehee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
ld baylihi.
baylid [m.f.dh]
eeg bayl².
baylihi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Hanti baylah ka dhigid. ld baylehee.
baylihin [m.f.dh]
eeg baylihi. ld baylahayn.
baylin [m.f.dh]
eeg bayli. ld baylis.
baylis [m.l]
ld baylin.
beytimmaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Hanti baylihid. ld baytammaal², baytimmaal², beytummaal².
dayac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -yici)
Wax baylihin ama xannaana xumayn. ld daayac².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg