Beddelan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)

Wax la beddelay noqosho. ld baddalan¹.

Beddelan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Wax beddel ku dhacay ahaansho. ld baddalan².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beddelan

waalli | baddalan | baddalan | baxsanaan | beddelmid | beddelnaan | doorsoon | indhasarcaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg