Beekhaami
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Wax tashiilid. 2. Wax la miisayo wax yar ku kordhin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beekhaami ↴
beekhaamid | beekhaamin | beekhaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg