Bidde

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)

Nin la leeyahay, aan xor ahayn oo sidii la doono loogu shaqeysto; addoon; cabiid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bidde

xabash | addoon | cabiid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg