Biibbiile

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Haraatida labada addin ee dambe iyadoo wada jira ay dameeruhu gadaal wax ugu dhuftaan. 2. Qalab noocyo badan leh oo carruurtu marka ay afuufaan luuq kala duwan bixisa. 3. ld biibbiilayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biibbiile

biibbiilayn | biibbiilee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg