Biqle
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld biqlayn. Haraati iyadoo labada addin ee dambe oo wada jiraan dameeruhu gadaal wax ugu dhuftaan. 2. ld biqlo. Sarreen magooliyay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biqle ↴
biqlayn | biqlee | biqlo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg