Biskoo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Nafley jirranayd caafimaad helid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biskoo

arammi | biskood | biskoodsii | biskoodsiin | boog | dhugmar | doog | doog | fiito |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg