bisqin
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

ld bisqan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bisqin

bisqan [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Timaha gumaarka dadka ka baxa; shuun. ld bisqin.

bisqanley [m.dh]
Meesha ay bisqintu ka baxdo; gumaar.

gumaar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Halka bisqintu ka baxdo oo xubnaha taranka ee dadka ka sarreysa. 2. (-rro, m.dh) Dhaawac dab oo biskooday.

shuun [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Timo ka soo baxa gumaarka dadka; bisqin; bisqan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg