Biyood

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(c.nafl.) Degaan b. ama sinjiyo noole ah oo ku nool biyaha dhexdooda, dhir iyo xayawaan mid kastaba ha ahaadee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyood

laaktays | maalis | raarbiyood | saabuunayn | uumibiyood | alji | berribiyood | biyabbiyood | buq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg