boodsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)ld booti.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boodsii ↴
boodsiin [m.dh]
ld bootin.
boodsiis [m.l]
ld bootin.
booti [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Arday hal fasal ama ka badan gudbin. 2. Ka b.: wax wax kale dul marin iyadoo dhankeeda kale lagu ridaayo. ld boodsii.
bootin [m.dh]
eeg booti. ld booddo¹ (1), boodsiin, boodsiis, bootis.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg