Boor
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Ciid budo ah oo dabayshu si sahlan u qaaddo; siigo; bus. 2. B. ah: midab dambaska u eg oo ay lo'da iyo dameerahu yeeshaan.
Boor
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:ld boorid.
Boor
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Sac godlan waayey ama dhashiisa diiday wamme ama fintir iwm sabiisha ka gelin. 2. Is b.: dhabarka godid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boor ↴
maajeen | ugar | uuro | xaani | abaaseere | aboor | aboor | aboornimo | baasaboor | baasaboorto |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg