Booran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

1. Wax la booray ahaansho (sac). 2. Wax qalloocan ahaansho (dhabarka).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga booran

abaaseere | boorane | booranji | boornaan | daras | geeti | hadhaaseera | seer | seer |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg