daras
(m.l)

Qof boorane ku kacsanyahay oo aan weli laga tumin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daras

darasho [m.f.dh]
eeg daro².

qalindaaro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
1. Qalin khad ku darasho. 2. Qof wax ka barasho.

tooro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
1. Bun duban caano, daango iwm ku darasho. 2. Beer, hilib iyo xayr isku shiilasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg