boqon
(m.l) (-nno, m.dh)Xarig laga sameeyo seedda boqonta oo lagu xiro qaansada.
boqon
(m.dh) (-qno, m.l)Seedda, ciribta iyo muruqa kubka isu haysa.
boqon
(m.dh) (-qno, m.l)(c.nafl.) Xarriiq toosan oo isku xirta laba barood oo ku dul yaalla xood. Tusaale ahaan, xarriijinta isku xirta laba barood oo ku yaalla meeriska goobada waa b..
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boqon ↴
boqnagoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ooyay, -oysay)
1. Qof luggoyn. 2. Nafley si loo curyaamiyo feyla jarid. ld boqnajar, boqongoo.
boqnagoyn [m.f.dh]
eeg boqnagoo. ld boqnagooyo, boqnajarid, boqongooyo, boqongoyn.
boqondhaw [m.l]
1. Geed digir meseggo imw oo soo fufay. 2. ld boqondhebid.
boqondhaw [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-dhebay, -dhawday; -dhebi)
1. Boqongoyn (qof). 2. Dhir jirid ka jarid.
boqondhebid [m.f.dh]
eeg boqondhaw². ld boqondhaw¹ (2).
boqongoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ooyay, -ooysay)
ld boqnagoo.
boqongooyo [m.dh]
ld boqnagooyo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg