Bukabbukee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-keeyay, -kaysay)1. ld bukee. Wax garaacid si lagu jilciyo. 2. ld buhabbuhee.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bukabbukee ↴
buhabbuhee | bukabbukayn | bukee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg