Buruq

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-qo, m.l)

1.Bari dhirta qaarkeed dhanka hoose ka bixiso, adag, kuuskuusan oo la cuno. 2. Miro, sida qaraha, babbayga iwm inta jilicsan oo la cuno.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buruq

qaarxabaal | adaahi | bacaroor | bagal | bari | basal | cananaas | cillal | coodin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg