Buuro

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Nafley mid kale si aan ogaan ahayn ugu dhicid; legdid.

Buuro

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Nafley cayilid; weynaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buuro

rabadin | bannaan | bannaanow | buurasho | buur-sameyn | daw | dhubdhub | dooxo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg