Caafimaadqab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xaalad caafimaad leh oo nafley ku sugnaato. ld caafimaadqabid. caafimaadqabid

Caafimaadqab

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Xaalad cafimaad ku sugnaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caafimaadqab

caafimaadqabid | fay | fayaqab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg