cabsasho
(m.f.dh)

eeg cabso. ld cabsad, cabsi, cabsood.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cabsasho

caabid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Ilaah u tukasho ama ka cabsasho. ld caabud(2). caabud

baqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qday, -qatay)
Ka b.: baqdin awgeed meel lagu sugnaa ka tegid; wax ka cabsasho.

cabsad [m.l]
ld cabsasho.

cabsood [m.l]
ld cabsasho.

dhawrso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Xumaan, ceeb iwm iska ilaalin. 2. Wax ka cabsasho.

fooxi [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Foox shidid. 2. (f.g) Foox ka faallin. 3. (f.mg) Cabsasho.

khoof [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Ka kh.: wax ka cabsasho.

maarso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Ka m.: arrin falkeeda ka cabsasho; biqid. 2. Ka m.: wax fursasho.

nafjeclayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Khatar u beerdhigeddeeda ka cabsasho. 2. Ka n.: wax nafac leh oo dad ka dhexeeya gaar u qaadasho. 3. Ka n.: saaxiib dhib kaga baxsasho danaysi dartii.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg