Cadceed

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Xiddigta weyn oo dhulka iyo meerayaasha kale ku meeraystaan, iftiin leh; qorrax. 2. Iftiinka qoraaxda ee barqada iyo galabta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cadceed

maalin-qorraxeed | bah-cadceed | barqo-kulul | cadceed-dhac | cadceedsad | cadceedsasho | cadceedsi | cadceedsidhac | cadceedso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg