Calaacal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld calaancal 1. Hadal beerlaxawsi leh oo lagu muujinayo dhibaato dhacday oo taakulayn u baahan. 2. ld calaacalid.
Calaacal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)Gacanta dadka inteeda hoose ee cad; baabbaco; sacab.
Calaacal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)Ka c.: cid dhibaato ku dhacday, erayo beerlaxawsi leh cid kale u jeedin. ld calaancal².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga calaacal ↴
baabbaco | cabaad | cabaad | cabo | calaacalid | calaancal | calaancal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg