Calow
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:1. C. ah: biyo dhoobo ku qasantahay. 2. C. ah: midab calas ah.
Calow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lway, -lowday; -lwi)Biyo, dhoobo ku qasmid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga calow ↴
calas | calwi | calwid | maaxi | maaxo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg