Camal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hawl, shaqo. 2. Abuur, dabeecad. 3. Xanaaq, dhirif, caro. 4. (s) Sidiis, oo kale. Tus. “Buuggaas camal ii keen”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga camal ↴
wadaad | ajar | bartiyaqaan | camalfal | camalfal | camalfalad | camalfalasho | camalfalid | camalfalo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg