casee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-seeyay, -saysay)1. Wax midab cas u yeeelid. 2. Kabo buraash marin. 3. Qof xisaab socota leh, deyn muddo gaaban siin (banki).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh casee ↴
kaadicaso [m.dh]
1. Cudur lo'da ku dhaca oo
shilintu keento midabka kaadiduna guduud
ka dhiga. 2. Cudur kelyaha dadka ku dhaca
oo kaadida caseeya.
casayn [m.f.dh]
eeg casee.
caseelli [m.l]
ld caseewi.
caseewi [m.dh]
Nooc timirta ka mid ah, lafa yaryar oo guduud xigeen ah. ld caseelli.
caseeye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Qof shaqadiisu tahay kabaha in uu buraasheeyo.
indhacaseeye [m.l]
(daaw.) Cudur dadka ku dhaca oo casaan ka dhiga midabka indhaha.
malaas [m.dh]
1. Dhoobo gaar ah oo madaxa la marsado si ay tiinta u caseeyso; xaraar; tarro. 2. Tin aad u jilicsan.
nacasee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -seysay)
Qof si wax caqli yar ula dhaqmid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg