Caweys
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo habeenkii lagu so jeedo. 2. (-syo, m.dh) Baar muusiga laga tumo oo habeenkii dhallintu ku soo jeeddo. 3. ld caweyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caweys ↴
caweyn | caweysimid | caweysimo | caweysin | caweysin | caweysindambe | caweysinhoraad | firinfirle |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg