Cawl
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Midab casaan xigeen ah. 2. Cawsha keeda lab.
Cawl
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Ugaarta waaweyn jaad ka mid ah, leh midab casaan xigeen ah, geesa dhaadheer iyo daba gaaban oo bogga ka cad; cawlo. 2. Cawl dhaddig ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cawl ↴
uuro | aboor | caraw | cawlan | cawlawareershe | cawlikudhal | cawlikudhashay | cawllan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg